ICT exam 2021

Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda dugsiyada sare ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada fasalka 4aad waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada ICT 2021.

Tilmaamaha imtixaanka

  • Maadada: ICT:
  • Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 7 bog & warqadda tilmaamaha (cover)
  • Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 4 qaybood.

Imtixaanka waad degsan kartaa . . .


DOWNLOAD HERE

ICT exam 2021

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *