Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda dugsiyada sare ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada fasalka 4aad waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada History 2021.
Tilmaamaha imtixaanka
- Sannadka: 2020
- Maadada: History:
- Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 7 bog & warqadda tilmaamaha + cover.
- Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 3 qaybood.
Imtixaanka waad degsan kartaa . . .