Government and Politics exam 2021

Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda dugsiyada sare ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada fasalka 4aad waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada government & politics 2021.

Tilmaamaha imtixaanka

  • Maadada: government and politics:
  • Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 10 bog & warqadda tilmaamaha + cover
  • Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 4 qaybood.

Imtixaanka waad degsan kartaa . . .


DOWNLOAD HERE

Government & Politics 2021

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *