Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda dugsiyada sare ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada fasalka 4aad waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada Geography 2021
Tilmaamaha imtixaanka
- Maadada: Geography:
- Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 9 bog & warqadda tilmaamaha + cover
- Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 3 qaybood.
Imtixaanka waad degsan kartaa . . .