Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda dugsiyada sare ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada fasalka 4aad waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada Chemistry 2021
Tilmaamaha imtixaanka
- Sannadka: 2021
- Maadada: Chemistry
- Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 11 bog & warqadda tilmaamaha + cover.
- Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 2 qaybood.
Imtixaanka waad degsan kartaa…