Geography

Geography exam 2019

Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda dugsiyada sare ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada fasalka 4aad waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada Geography 2019. Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2019. Maadada: Geography: Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 15 bog & warqadda tilmaamaha + cover. Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 4 qaybood. Imtixaanka waad degsan kartaa . […]

Geography exam 2019 Read More »