English exam 2019
Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda dugsiyada sare ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada fasalka 4aad waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada English 2019. Sannadka: 2019. Maadada: English: Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 11 bog & warqadda tilmaamaha + cover. Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 4 qaybood. Imtixaanka waad degsan kartaa . . . […]