Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda dugsiyada sare ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada fasalka 4aad waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada Business 2021
Tilmaamaha imtixaanka
Maadada: Business:
Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 11 bog & warqadda tilmaamaha (cover)
Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 3 qaybood.
Imtixaanka waad degsan kartaa….