Qalinqaad Exams waa web waxbarasho oo loogu talo galay caawinta ardayada macalimiinta iyo waalidka intaba, wuxuu qayb laxaad leh ka qaadanayaa xoojinta tayada waxbarashada dalka.
Webkan waxa aasaasay aqoonyahan wax ku bartay wadanka, wuxuuna qayb ka yahay mashaariicda madasha qalin qaad.

How we different

0
+
visitors
0
different exams
0
hours
Student Access

Faaiidooyinka Website-ka uu uleeyahay ardada:
  • Waxa ku kaydsan imtixaanadii shahaadiga ahaa ee laga galay 17kii sano ee ugu danbeeyay.
  • Imtixaanadan waxa diyaariyay macalimiin aqoon sare leh oo ka kala socda dhamman Dugsiyada sare ee dalka.
  • Ka shaqaynta imtixaanadani waxay ka caawinayaan ardayga in uu si fudud u fahmo qaabka loo keeno imtixaanaadka shahaadiga ah (National exam)
  • Is tijaabintu waxay kaabaysaa muraajacada ardayga waxayna u suurta gainaysaa in uu si buuxda ugu diyaar garoobo imtixaanka shahaadiga ah.
Faaiidooyinka Website-ka uu uleeyahay macamlimiinta:

Faaiidooyinka Website-ka uu uleeyahay maamulka:
  • Maadaama maamulku dedaal dheeri ah ku bixinayo muraajacada ardayda fasalka 4aad imtixaanada tijaabada ahi waxay ka caawin karaa in uu si hor dhac ah u ogaado heerka ay joogto ardada dugsigu.
  • Bareyaashu waxay ka helayaan imtixaano ay ka qaadi karaan Ardadooda si ay ugu carbiyaan ku guuleesiga imtixaanaadka shahaadiga ah.